| Reer Koofur oo heestii labaad u qaadaya Somaliland |
Aminarts:(HS)- Farshaxaniistaha weyn ee Soomaaliyeed Amin Caamir oo hees ay reer Koofurta u qadeen Somaliland soo saaray markii labaad Daawasho wacan
|
· admin on May 30 2011 17:04:58
Read More ·
2 Comments ·
937 Reads ·
|
| Jaaliyada Somaliyeed ee Seattle oo habeenkii xlaeyto aha dhigay wacdaro ay ku soo dhawyenayeen musharaxa Prof warfaa |
 Seattle:(HS)- Xaflad lagu soo dhaweynayey musharaxa madaxweynimada Somaliya Prof Warfaa oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa habeenkii xaleyto ka dhacday magaalda Seattle Washington, xafladaasi oo lagu sheegay midii ugu fiicnayd tan iyo markii uu bilaabay ololahiisa musharaxnimo Prof Warfaa. Sawiro |
· admin on May 30 2011 11:17:59
Read More ·
0 Comments ·
1234 Reads ·
|

| Yusuf Indhacade oo dhaliilay madaxweyne Shariif halka ciidamadiina ay u kala jabeen maxkamadaha iyo ciidamadii hore ee dowladii. |
 Mogdisho:(HS)-Ciidamadii dowlada oo si aan caadi aheyn loo kala fur furay iyo Yusuf Indhacade oo eedeyn u jeediyey madaxweynaha isagoo magaalada Mogdisho dhawr xaafadood ka qabsaday halka ciidamadii dowlada u kala baxeen midowkii maxkmadaha iyo ciidamo horey uga tirsanaa dowladii Cabdullaahi Yusuf.maxaadse kala socotaa qaabkii ay ciidamo taabacsanaa dowlada ugu baxeen qeybo ka tirsan gobolka Gedo. |
· admin on May 30 2011 10:19:41
Read More ·
0 Comments ·
687 Reads ·
|

| Ururka Shabaab oo siweyn ugu jabay dagaalada ayaa haa magaca laga bedelayaa. |
 Mogdisho:(HS)Maxaa isku aadiyey jabka Shabaab iyo soo noqoshada magacii maxkamadaha Islaamiga ee dhawaantan looga dhawaaqay gudaha Mogdisho maxaadse kala socotaa xero dhawaantan laga furay magaalada Mogdisho oo loogu tal galay in lagu xanaaneeyo ciidamo la shegay iney Shabab ka soo goosan doonaan iyo faraqa u dhaxeeya Shabaab iyo maxkamadahii? wax bixin iyo sir culus |
· admin on May 29 2011 22:07:51
Read More ·
0 Comments ·
600 Reads ·
|
| Madaxweynaha mustaqbalka Prof Warfaa oo ku sugan Seattle Washington. |
 Seattle:(HS)-Madaxweynaha mustaqbalka Somaliya ahna musharaxa u taagan jagada madaxwenimada Somaliya ee lagu wado iney dhacdo ka hor bisha 8aad ayaa maanta gaaray magaalda Seattle washington oo uu kula kulmi doono jaaliyada Soamliyeed ee degan halkaas iyadoona siweyn halkaasi loogu soo dhaweyey. |
· admin on May 29 2011 18:37:20
Read More ·
0 Comments ·
709 Reads ·
|
|
 |
| Dumarka beesha Xawaadle ee qurbaha o soo dhaweyey dadaalda lagu mideynayo ciidmada reer Hiiraan |
Hiiraan:(HS)-Dadaalo lagu mideynayo ciidmada reer Hiiraan oo meel fiican maray iyo dumarka beesha Xawaadle ee qurbah oo soo dhaweyey dadaalada ay guaha Hiiraan ka wadaan wafti xildhibaano ah oo halkaasi gaaray, baaqna u diray qeybaha kala duwan e jaaliyada reer Hiiraan iney taageraan dadaalada socda. |
· admin on May 29 2011 15:27:50
Read More ·
0 Comments ·
982 Reads ·
|
| Puntland oo horey u marti galisay ciyaarahii gobolada dalka ma laga yaabaa iney shirweyne Somaliyeed marti galiso? |
 Puntland:(HS)- Dowlad goboleedka Puntland oo horey ugu guuleysatay marti galinta kumaan Somaliyeed oo sanadkii tagay u tagay magaalda Garowe tartankii ciyaaraha gobolada Somaliya, ma laga yaabaa iney marti galiyaan shir ka baaxadweyn ciyaarahaasi maadaama siyaasada Somaliya ay hada ku socoto si xowli ah oo ay saacad kasta isbedeli karto.war bixin |
· admin on May 29 2011 13:10:22
Read More ·
0 Comments ·
768 Reads ·
|

| Shirkadaha diyaaradaha ka howl gala Mogdihso oo ka qeyliyey hanaanka casriga ah ee ay u shaqeyso shirkada SKA |
 Mogdisho:(HS)-Shirkadaha Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho oo ka qeyliyey shirkada maamusha garoonka diyaaradaha Mogdisho ee magaceeda marka la soo gaabiyo loo yaqaano SKA oo iyadu halkaasi geysatay qalab casri ah oo la mid ah midka ka howl gala aduunyada inteeda kale iyadoo shirkaradaha diyaaradaha sida Daallo,Afrika Airways Express iyo Jubba oo iyagu garoonka Mogdisho wax walba si sahlan ku galin jiray sida lacago cash iyo waxii la mid ah ayaa hada arintaasi ku adag tahay |
· admin on May 28 2011 17:52:28
Read More ·
0 Comments ·
685 Reads ·
|

| Urur uga qeyb gala doorashada soo socota oo ay ku dhawaaqeen inta badan hogaamiyaashi midowgii maxkamadaha. |
 Mogdisho:(HS)- Hogaamiyaashii midowkii maxkamadaha oo maalmahan ciidamo iyo dhalinyaro bistoolado wata ku aruurinayey magaalada Mogdisho ayaa maanta ku dhawaaqay xisbi siyaasadeed uga qeyb gala doorashada soo socota si aysan meesha uga baxin dhiigii mujaahidiintii ku shahiiday dagaaladii maxkamadaha |
· admin on May 28 2011 14:11:01
Read More ·
0 Comments ·
577 Reads ·
|

| Wararkii ugu danbeeyey Somaliya, waa shir noocee ah shirka lagu wado inuu ka dhaco Mogdisho? |
Somalia:(HS)-Maxaad kala socotaa ujeedada shirka lagu wado inuu ka dhaco Mogdisho oo ay iclaamisay dowlada, Doorashadii hogaanka sare iyo qaabka ay u dhaceyso, Shacabka koofurta Somaliya oo walito ka soo kabsan la dhibaatadii ay u geysteen abaaraha kedib markii, Somaliland iyo siyaasadeeda arimaha dibada iyo sida aduunyadu ula dhaqmi doonto waxii hada keidb ka danbeeya.warbixin |
· admin on May 28 2011 13:26:12
Read More ·
0 Comments ·
632 Reads ·
|
|