Saturday, April 27, 2024

News in Somalia, Africa and Around The world, Wararka Soomaaliya, Afrika iyo caalamka

Waxaa jirta maah maah Soomaaliyeed oo caan ah-Tuugsiga waa Nooc ka mid ah Habaarka. Sidoo kale maamul xumida waa nooc ka mid ah jaahilnimada, micnahu haduu abahaa jaahil ahaa in aad adiguna iska dhaadhiciso in aad jaahil tahay maahan.hadii ay labdaas iskaka kaa darsontana amaba qasmaane weligaa ma arkeysid iftiinka maalinta jira "never see the light of day",midka habenkiina warkiisaba daay. qofkii siyaasada ku jira noocey doonto ha noqotee ee aan aqoonin sida bulsho amaba umad loo hogamiyo aqliguna ka galay halka ugu hoseysa bulshada ka hor leexo intaas naftaada ugu nasteexeey, maxaa yeelay umad sanado dhan mustaqbalkoda lagu ciyaaro hadane ku nool dhul iyo degaan barwaaqo ah  oo kii hogankeda sheganayey, kii mediyaha ku jiray ee Kamirada la cararayey, kii amniga qabilsana dhamantod wada tugsanayan oo degaankooda waxa ugu xun ka soo duubayo si dad kale ugu tuugsadan taasi oo la mid ah amaba xaqiiqadeedu tahay in hadii meel mugdi ah kaliya 3 maalmood laguugu haayo aad indha beeleyso micnahu waa (In complete darkness for more than three days can cause blindness),maxaad u maleyneysaa bulsho mudo 30 sano ah aan nidaam iyo kala danbeyn loo diyaarin kuwa jogana uu midkasta ka tago isagoo ku dul shaqeystay oo ku dul tuugsaday magacooda.

 

War jaahilnimada aan dhamaadka laheyn inta la joojiyo ninkasta degaankiisa ha soo qurxisto kuwa Hiiraan State waxaan leenahay inagu boqolkiiba boqol waan hubnaa in dhulka Hiiraan State loo soo shaqo tagi doono mamaulka dhismahiisa hala dhameystiro. waxaana weliba u raacineynaa shaqsiyaad badan horta intaadan bulsho in aad hogaamisaan ku riyootaan aqligu idiinka gelin marka hore ( Nafiina wax bara- amaba hadaan si kale u dhigno educate yourself).

Hiranstate Admin at 8:42 AM
RSS icon Facebook icon Twitter icon LinkedIn icon

Contributors

Blog Contributor Portrait
Name: Hiranstate Admin
Posts: 31
Last Post: March 9, 2024
Blog Contributor Portrait
Name: Hiran State
Posts: 8
Last Post: February 7, 2022
Blog Contributor Portrait
Name: Generic Administrator
Posts: 1
Last Post: June 8, 2021

Latest Posts

Show All Recent Posts

Archive

Tags

Politics / Siyaasada Sports / Ciyaaraha East Africa / Bariga Africa Entertainment / Ruwaayadaha Heritage and Culture / Hidaha iyo Dhaqanka News / Wararka